Raisulwasaaraha DFKM oo tacsi u diray eheladii Beeldaaje Faarax (Warsaxaafadeed)
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta tacsi u diray shacabka oo ku wajahan geeri ku timid mid ka mid ah Madax dhaqameedka Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaaraha
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/41.jpg)
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta mar kale kulan la qaatay saraakiil ka tirsan ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM kuwaas oo howlgalo ka wada magaalada Muqdisho .Madaxweynaha DFKM
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/burcad1.jpg)
(April 9, 2012)
Boosaaso:-Dhallinyaradan Sagaalka (9) ah ayaa bishii March 3, 2009, waxaa soo qabtay Markab ay leeyihiin ciidamada badda ee Jarmalka, waxaan laga soo qabtay Gacanka Cadmeed. Bishii March 10, 2009, wax
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/taliye.png)
(April 9, 2012)
Garoowe:-Taliyaha saldhigga dhexe ee Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland G/sare Dhame Aadan Muuse Jaamac ayaa maanta la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu sheegay in ciidanka amaanka ee magaalada Gar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/FAROOLE.jpg)
(April 9, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa tacsi u direy eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdulaa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Wasiirka.jpg)
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya wasiirka warfaafinta DFKM C/qaadir Xuseen Maxamed Jahweyn, Wasiirka warfaafinta ayaa maalmihii la soo dhaafa Isimada Puntlland oo ka tacsiyeeyey geeridii Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
(April 9, 2012)
Boosaaso Dhamaan Isimadan, Beeldaajiyayaasha, Ugaasyada, waxgaradka iyo Boqorka waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulaahi, waxayna Dagaal ka soconaya deegaanka Muudaale ee gobbolka Gedo
(April 9, 2012)
Gedo:-Wararka saaka naga soo gaaraya Degmada Baardheere ayaa sheegaya in dagaal culus uu ka socdo deegaanka Muudaale ee gobolka Gedo ka dib markii ay ciidamada DFKM iyo kuwa Kenya ay duulaan ku soo qa
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Sheekh-Bashiir.jpg)
(April 9, 2012)
Muqdisho:-Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaaa maanta bayaan ka soo saartay xaalada uu dalka marayo waxaana bayaanka looga hadlay in talada umada ay isku koobaan koox yar kuwaas oo doonaya in ay u
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2012/04/Beeldaaje-Faarax-Beeldaaje-Cabdullaahi.jpg)
(April 9, 2012)
Dhammaan jaaliyadda reer Puntland ee magaalada Leicester waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan reer Puntland geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Beeldaaje
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|