
(January 29, 2013)
Hiiraan:-Waxaa maanta galinkii danbe dib loo furay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baledweyne ee Ugaas Khaliif ka dib markii dayactir ay ku sameeyeen ciidamada dalka Jabuuti oo ka tirsan ciidanka

(January 29, 2013)
Burco:-Maamulka Machadka Al-Imaam Al-Shaafici ee culuunta islaamka ee magaalada Burco ayaa waxaa uu ku wargelinayaa dhamaan walaalaha khayrka ku xiran inuu Machadku qaban doono Nadwo cilmiyeedkii sa

(January 29, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .Sheekh Dr.Cali Sh C/raxmaan Sh C/laahi oo si cilmiyaysan uga jawaabay gaaleysiintii Sh Xasaan Jamaacada Ictisaam (Akhriso)
(January 29, 2013)
Madiina:--Shabakada Wararka ee Halgan.net ayaa caawa waxaa soo gaaray Risaalo uu qoray Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Abu Cabaas Al-Madani)Risaaladan ayaa Sheekh Dr C/raxmaan waxaa uu uga J

(January 29, 2013)
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan u soo gudbin doono duruustii kitaabkii منهاجالطالبينوعمدةالمفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبوز

(January 29, 2013)
Waxaa maanta Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dari R/W DFS oo cambaareeyey weerarkii lagu khaarajin lahaa.[War-saxaafadeed]
(January 29, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerar kii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu de

(January 29, 2013)
Zambia:-Masaajidka AL-UMMAH Waxaa laga dhisayaa Caasimada dalka Zambia ee Lusaka waxaana laga dhex dhisayaa Xarunta wayn ee AL-UMMAH oo ah xarun ay Jaaliyada Somaaliyeed ku leedahay magaalada Lusaka,

(January 29, 2013)
Muqdishu:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maaalintii labaad ka qeyb galay shirka Midowga Africa uga socda Addis Ababa. R/Wasaare Ku Xigeenka ahna

(January 29, 2013)
Muqdisho:-Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaray xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah lala beegsaday afafka hore ee xafiiska Ra'iisul wasaaraha DFS
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|