Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan
(March 13, 2014)
Hiiraan :-Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ay la wareegeen deegaano hoos taga Degmada Buulo Burte ee gobalka Hiiraan waxaana ay ciidamada huwanta saraa
Diyaarinta Shahaadada Masterka Wajigii 1-aad oo lagu soo gabagabeeyey Jaamacada EAU Garoowe.[Masawiro]
(March 13, 2014)
Garoowe:-Waxaa Jaamacada Bariga Afrika EAU faraceeda Garoowe lagu soo gaba gabeeyey diyaarinta Shahaadada Masterka waxaana lagu baranayaa Maamulka iyo maaraynta waxbarashada (Educational Planing and A
Madaweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta la kulmay boqorka dalka Japan
(March 13, 2014)
Jaban:-Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay boqorka dalkan Japan Akihito.Boqorka Dalka Japan ayaa u
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada gobalada Hiiraan iyo Galgaduud.
(March 13, 2014)
Hiiraan:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ayaa dhaqdhaqaaq ciidan waxay ka bilaabeen gobalada Hiiraan iyo Galgaduud magaalada B/weyne iyo Dhuusa-Mareeb ayaa ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya waxay u dhaqaaq

« Previous Page