Ogeysiis muhiim ah ka faa’ideyso mareegta cusub ee Sh.Xassan Ibraahim Ciise
(March 6, 2014)
Nairobi:-Walaalaha Khayrka Jecal waxaan u soo gudbineynaa Mareegta rasmiga ah ee Sheekh Xassan Ibraahim Ciise si ay walaalaha uga faa,ideystaan waxaana alle uga baryeynaa Sheekh Xasan Ibraahim Ciise i
In aad dhexdhexaad noqotaan ayaaba Danbi ah !W/Q Maxamed Aadan Abdile
(March 6, 2014)
Waxaa soo galay magaalada Kismaayo ciidan uu watay Sheekh.Axmed Madoobe habeenkii 26kii bishii 09-aad 2009ka oo ahaa habeen ay soo galaysay Axad, kismaayo markaa waxaa maamulaayay isbahaysi ka koobnaa
Madaxweynaha DFS oo la kulmay wufuud ka socta QM ,Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD
(March 6, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la kulmay wufuud caalami ah oo ka kala socota QM  ,Midowga Yurub, Midowga Afrika, IGAD iyo danjirayaasha dalalka caalamka u fadhiya Soomaa
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo qaabilay wafdi uu horkacayo Safiirka Turkiga.[Masawiro]
(March 6, 2014)
Khamiis 06 March, Garowe:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo masuuliyiinta kala duwan ee dowladda ayaa maanta ku soo dhoweeyay Garoonka diyaaradaha Garowe wafdi sare o
Madaxweynaha Puntland waraysigii uu siiyey Reuters muxuu uga hadlay?
(March 6, 2014)
Reuters:-Madaxweynaha Puntland C/iwali Maxamed Cali Gaas oo waraysi siiyay Wakaalada Wararka ee Reuters ayaa sheegay in wax dhici kara ay tahay in cidamo ka tirsan Al-shabaab ay u soo talaabaan dhinac
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maddoobe oo la kulmay Ra’iisul wasaaraha Itoobiya
(March 6, 2014)
Addis:-Wafdigii Jubba ee uu hogaaminayey Madaxweyne Axmed Maxamed Islaan Axmed Madoobe ayaa waxaa uu saaka kulan gaar ah la qaatay  Ra'iisul wasaaraha dowladda Itoobiya Haile-mariam Desalagn waxaan a
Wiil uu Dhalay Col.Qadaafi oo loo gacan galiyey dowlada Libya
(March 6, 2014)
Libya:-Wiil uu Dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Libya Col.Qadaafi Sacdi Qadafi ayaa waxaa loo gacan galiyey dowlada Libya waxaana u gacan galisay dowladda Niger oo ay saaxiib dhow ahaan jireen Madax
Dagaal culus oo socda duleedka Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool
(March 6, 2014)
Xudur:-Wararka ka imaanaya Degmada Xudur ee xarunta gobalka Bakool ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowlada Itoobiya oo huwan shaarka AMISOM iyo kuwa DFS ay duulaan ku qaadeen deegaano ku dhow Degma
Jen Muungaab kulan la yeeshay Agaasime yaasha Dowladda hoose ee Muqdisho.
(March 6, 2014)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta kulan isbarasho ah la qaatay dhamaan Agaasime yaasha dowladda hoose ee Muqdisho iyo
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFS oo la wareegay degmada Rabdhuure
(March 6, 2014)
Baydhabo:-Taliska ciidanka DFS ee gobolka Bakool ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa DFS ay la wareegeen degmada Rab-dhuurre ee gobolka Bakool, halkaas oo saldhig weyn u ahayd ciidanka A

Next Page »