Taariikh Nololeedkii Al-Imaam Al-shaafici Sh.Abdulbasid Sh.Ibraahim Maylow.[Daawo]
(March 9, 2014)
Manchester:-Waa muxaadaro kooban oo ka hadlaysa Taariikhdii Al-Imaam Maxamed Bin Idriis Al-Shaafici Abu Cabdullaahi, Imaamu Shaafici ayaa waxaa uu ku dhashay Falastiin gaar ahaan magaalada Qaza, muxaa
Ra’iisul Wasaaraha DFS “Howlgaladu ma joogsanayaan inta laga xoreynayo Al-shabaab.[War-saxaafadeed]
(March 9, 2014)
Muqdisho, March 9, 2014----Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sh.Axmed Maxamed ayaa caawa kulan ballaaran la qaatay saraakiisha ciidanka Qalabka sida, iyo kuwa ciidanka
Ciidanka DFS iyo kuwa Itoobiya oo sheegay in ay la wareegay degmada Buur-dhuubo
(March 9, 2014)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in dagaalo u dhaxeeyay ciidamada DFS  kuwa Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay duleedka degmada Buur-dhuubo,da
Haweenka ma ilaahood baa dulmiyey? W/Q: Sh. Axmed Faarax Dheeli
(March 9, 2014)
Walaalayaal run ha moodinina qaylo dhaanta gaalada iyo inta ay ku qaraabtaan oo oranaysa haweenka islaamka ayaa dulmiyey oo isugu biyo shubanaysa allaah baa dulmiyey , khayr haday cid u galayaana gabd
Madaxweynaha Galmudug oo shirjaraa,id ku qabtay magaalada Gaalkacyo (Dhageyso)
(March 9, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Galmudug Gen-Cabdi Xasan Cawaale Qeybdid ayaa galabta shirjaraa,id ku qabtay Koonfurta Magaalada Gaalkcyo ee Xarunta Gobalka Mudug waxaana uu ka hadlay dagaalada ka dhanka ah A
Xaflad loo dhigay arday ka qalin-jebisay Jaamacada PSU oo ka dhacday Garoowe (Masawiro)
(March 9, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta ka qaybgalay xaflad qalin-jebineed oo loogu qabtay Jaamacadda PSU 119 arday oo ka baxay kuliyaddaha kala duwan. W
Xarunta Cilmibaarista & Diraasaadka oo dood cilmiyeed ku qabatay magaalada Muqdisho (Masawiro)
(March 9, 2014)
Muqdisho:-Dood cilmiyeed ku saabsan Tacliinta Sare ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo wajahaya & sida looga gudbi karo oo ay soo qaban qaabisay   Xarunta Muqdisho ee diraasaadka & cilmibaarist
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ku goodiyey in ay qabsan doonaan Bu’aale, Buulo Burde, Jalalaqsi iyo Ceelbuur.
(March 9, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha DFS C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa wuxuu ku hanjabay inay Shabaab ka qabsan doonaan deegaanada ay haatan ka joogaan gobalada dalka wuxuuna sheegay in howlgalada ay wi
Muungaab oo kulan laqaatay Guddoomiye yaasha dagmooyinka Gobolka Banaadir.
(March 9, 2014)
Muqdisho:-Kulan maanta dhexmaray dhamaan 16-ka dagmo ee gobolka Banaadir ayaa waxaa shir guddoominayay Duqa magaalada Mqudisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Xuseen Muungaab,
AMISOM oo Warsaxaafadeed ka soo saartay dagaalada ka socda gobalada Bay ,Bakool iyo Gedo
(March 9, 2014)
Muqdisho:-Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mahamat Saleh Annadif  ayaa sheegay in ciidmada AMISOM iyo kuwa DFS oo is garabsanaya ay howlgalo ka bilaabeen  gobolla

Next Page »