Ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya oo la wareegay Degmada Waajid ee gobolka Bakool
(March 8, 2014)
Baydhabo:-Wararka ka imaanaya gobolada Bakool iyo Geddo ayaa sheegaya in ciidamada Ethiopia ee dhawaan ku biiray AMISOM iyo kuwa dowladda Somalia ay galeen degmada waajid, iyadoo dagaal kalena uu ka d
Khudbadii Jimce ee Masjidka Ibraahiim Sh.Xassan Khayr Dirir.[Daawo]
(March 8, 2014)
Boorame: Sheekh Xassan Khayr Dirir ayaa waxaa maalintii Jimcaha Khudbadii Jimce uu uga hadlay Islaamka saamaynta uu ku leeyahay qofka iyo bulshada.Sheekh Xassan Khayr ayaa waxaa dadweynihii Khudbada d
Madaxweynaha Puntland oo beeniyey in Ciidamo AMISOM ah uu codsaday (Dhageyso)
(March 8, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in dowladda Puntland aysan marna u yeeran ciidamo ka socda Midowga Afrika ee AMISOM wuxuuna sheegay in saxaafadda Soomaalida ay
Xafladii daahfurka Markazka Quraanka iyo culuumta islaamka ee Soomaaliyeed(Masawiro)
(March 8, 2014)
Sudan:-Waxaa maalinimadii jumcada ee ku beegnayd 7/3/2014 –6/5/1435 ka dhacday magaalada Khurtuum ee caasimada wadanka suudaan xaflad si heersare ah loo soo agaasimay oo lagu daahfurayey xarun casri
Inxiraafku waxaa uu ku bilowdaa Tartiib Tartiib W/Q Maxamed Aadan
(March 8, 2014)
Muqdisho:-Insha Allah waxaan rabaa in yar in aan ku bidhaamiyo labo qiso oo gaagaaban sidda inxiraafku yaraan ugu bilaabmo ilaa u gaaro meeshii u danbaysay. Qisada koowaad:- Dhamaadkii 2002da iyo bilo
Ra’iisul Wasaaraha oo kulan casho ah la yeeshay qeybaha warbaahinta (Warsaxaafadeed )
(March 8, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa caawa kulan casho ah la qaatay qeybaha kala duwan ee warbaahinta ka howlgasha magaalada Muqdis