Saddex Cudur oo halis ah kuna dhacay dadka Somaliyeed W/Q Mustafa Akhyaar
(March 27, 2014)
Bismillaah, Cudur marka aad maqasho waxaa Maskaxdaada ku soo dhacaya Xanuun, Xanuunkaas oo ah bugto loo jiifto Qaarkeedna aan laga Bogsoon, hadaba bal aan isku dayno marka hore inaan qeexno noocyada x
Madaxweynaha Puntland oo xariga ka jaray wado laami ah ee Bosaso kormeerayna xarunta Ciidanka Badda ee Puntland.[Masawiro]
(March 27, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo ay weheli yaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, gudoonka Gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan, Duqa Degmada Bosaaso Xassan
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo la kulmay Wasiirada Arrimaha Dibedda ee Kenya
(March 27, 2014)
Kampala:-Ra'iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay dawladda Kenya sida ay u soo dhoweysay shacabka Soomaaliyeed uguna martigelisay. isaga oo muujiyay walaaca ay ka qabaan amarka dawladda Kenya ee ahaa
Qarax ka dhacay Magaalada Kismaayo oo lagu dilay Sarkaal ka tirsan Maamulka Juba
(March 27, 2014)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in saaka qarax lagu dilay mid ka mid ah saraakiisha Maamulka Juba oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Furre
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Deegaanka Yasooman.
(March 27, 2014)
Muqdisho:-Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM ee Jabuuti ayaa maanta la wareegay gacan ku heynta Deegaanka deegaanka Yasooman. 40km u jirta Degmada Buulo Burde .Taliyaha ciidanka AMISOM ee gobollada Hiiraa
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdi weli Gaas oo booqday Maxjarada iyo xarumo kale (Masawiro)
(March 27, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed  Cali Gaas oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa booqday xarumaha lagu xanaaneeyo xoolaha nool ee Maxjarada, kuwaas
Madaxweynaha Galmudug oo sheegay in Al-Shabaab soo galeen deegaanada Galmudug (Dhageyso)
(March 27, 2014)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Galmudug Jen Cabdi Qeybdiid ayaa waxaa uu ka hadlay xaalada amniga ee Deegaanada ay gacanta ku hayso Galmudug wuxuuna walaac ka muujiyey ciidamo ka tirsan Al-Shabaab oo soo gaa
Shirkii IGAD ee ka hortaga abaaraha oo la soo Afmeeray magaalada Kampala (Masawiro)
(March 27, 2014)
Kampala:-Kulankii labaad ee shirka dalalka IGAD ee ka hortagga abaaraha ayaa galabta ku soo gabagaboobay magaalada Kampala ee xarunta Yuganda waxaana shirkani uu soconayay intii u dhaxeysay 24-27 bish
Taliyaha ciidanka daraawiishta Puntland ee Galgala oo waraysi siiyey Radio Daljir.[Dhagayso]
(March 27, 2014)
Boosaaso:-Taliyaha cusub ee ciidanka daraawiishta Puntland ee Aaga buuraha Golis Maxamuud C/qaadir Xassan Sumaysane ayaa maanta waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Radio Daljir waxaan uu uga war
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Sheekh oo Kampala kula kulmay R. Wasaaraha Itoobiya
(March 27, 2014)
Muqdisho, March 27, 2014-------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo howlo shaqo u jooga magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa kulan gaar ah saak

Next Page »