Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Sadiiq Sheekh Aadan sheekh Cali Saalax (Dhageyso)
(March 21, 2014)
Nairobi:-waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Masjidka Abubakar Al.Sadiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaan khudbada maanta jeediyey Sheekh Dr.Aadan Sheekh Cali Saalax oo ka
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole oo gaaray magaalada Addis ababa (Masawiro)
(March 21, 2014)
Addis ababa :-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sh Maxamed Faroole ayaa maanta waxaan uu gaaray magaalada Addis ababa ee xarunta dalka itoobiya waxaana uu kulan la qaatay wasiirka a
Ra’iisul wasaaraha DFS oo la kulmay wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Switzerland (Masawiro)
(March 21, 2014)
Switzerland:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Geneva kula shiray Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Switzerland Mudane Yves Rossier, kulankaasi ayaa
Taliyaha ciidamada dalka Djibouti Jen Zakariye Sheekh Ibraahim oo soo gaaray Muqdisho
(March 21, 2014)
Muqdisho:-Taliyaha ciidamada dalka Djibouti Jeneraal Zakariye  Sheekh Ibraahim ayaa maanta wuxuu soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey ergeyga gaarka ah ee Midow
Sheekh Maxamed Umal oo Caawa ka Jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)
(March 21, 2014)
Jigjiga:-Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo kujooga deegaanka ayaa caawa waxaa uu ka jawaabay su,aalo la jamcinayay maalmahan intuu sheekhu ku jiray muxaadaraadkii is daba jooga ahaa ee u ka w
Mu,asasada Al-Minhaaj iyo ururka Sadar oo tababar u qabtay Ardayda dugsiyada sare ee Boosaaso.[Masawiro]
(March 21, 2014)
Boosaaso:-Ururka Sadar oo kaashanaya Mu'sasadda Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Hormarinta ayaa waxay soo qaban qaabiyeen kulan cilmiyeed loo qabtay Ardayda dugsiyada sare iyo Macaahidda  ee magaalada Boos
Safarkii Madaxweynaha Puntland uu ku tegay deegaanka Rakko-Raaxo.[Masawirada]
(March 21, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dhowaan bilaabay safaro iyo kormeero uu ku tagayo deegaanada Puntland ayaa gaaray deegaanka Rakko-Raaxo oo ka tirsan G/karkaar , waxaana deegankaasi uu 85-km
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Aaga Galgala oo la magacaabay
(March 21, 2014)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi Siciid Dheere ayaa waxaa uu u magacaabay Taliyaha ciidanka daraawiishta ee Aaga Galgala Col. Maxamuud C/qaadir Xassan Cad
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh.Cabdiwaaxid Xassan.[Dhagayso]
(March 21, 2014)
Nairobi:Waxaa maanta Khudbo aad u qiima badan ka soo jeediyey Majidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada Kenya Sheekh.Cabdiwaaxid Xassan  oo ah imaamka masjidka al Hidaaya. Sh.Cabdiwaaxid X
Sh.Umal oo maanta ka khudbeeyay masaajidka jaamaca Jigjiga.[Masawiro]
(March 21, 2014)
Jigjiga:-Sh. Maxamed Macalin Cabdi Umal oo maalmahan ka waday dacwad balaadhan magaalada jigjiga ayaa waxay bulshada ku nool magaalada Jigjiga nasiib u yeesheen in sheekh maxamed cabdi umal khudbadii

Next Page »