Sheekh Maxamed Kenyaawi oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi.
(March 5, 2014)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Kenyaawi waxaana Cinwaanka muxaadarada ay ahayd Fadliga uu leeyahay Majl
Maxkamadda ciidanka Puntland oo xukun ku riday Askar geystay dhac iyo dil.[Dhagayso]
(March 5, 2014)
Boosaaso:-Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay xukuno iskugu jira dil iyo xabsi ku xukumeen eedaysanayaan lagu eedeeyey falal dhac  iyo dil ah. Eedaysanayaasha la
Waxaa soo fadhiisanaysa Diyaaradii Culimada lagu qaadi lahaa
(March 5, 2014)
Kismaayo:-Waxay ahayd dhamaadkii 2004tii waxaa safar dacwo ah noogu yimid magaalada Kismaayo culimada kala ah Sheekh.Maxamuud Macalim Nuur( allahaa u naxariistee) ahaana hogaamiyihii wafdiga culimada,
Dagaal u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan DFS oo ka dhacay magaalada Baydhabo
(March 5, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in galabta iska hor imaad u dhexeeya ciidanka Booliska iyo kuwa Milateri uu ka dhacay Saldhiga booliska ee ma
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(March 5, 2014)
Muqdisho, March 5,2014------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku teg
Faah faahin xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Degmada Baraawe
(March 5, 2014)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in shalay lagu dilay rag ka tirsanaa Al-shabaab oo mudo dheerna ku xirnaa xabsiyada qarsoon ee Al-shabaab. Ragga shalay lagu dilay de
Sh Maxamed Idirs oo socdaal dacwadeed ku imaanaya magaalada Toronto,
(March 5, 2014)
Toronto:-Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Canada in Socdaal Dacwadeed uu ku iman doono Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana uu muxaadarooyin kala duwan ka jeedin doon