Hoos Ka Daawo Socdaalkii Dacwadeed iyo waxbarasho Ee Sheekh Maxamuud Shible
(March 3, 2014)
Madiina:-Walaalaha sharafta leh ee ku xiran webka Halgan.net waxaan la socodsiinaynaa in la bilaabay barmaamij xiiso badan oo ah wareysiyo iyo kulamo gaar ah aan la yeelan doono Culumada ugu caansan e
Sheekh Maxamed Cali Biixi oo Muxaadaro ka jeediyey Dugsiga sare ee Nuuradiin (Masawiro)
(March 3, 2014)
Hargeysa:-Sh.Maxamed Cali Biixi oo Muxaadaro ka jeediyey dugsiga sare ee nuuradiin Sheikh Maxamed Cali Biixi oo ka mid ah culimada waawayn ee wadanka oo ay weheliyaan xubno ka tirsan mu,asasada dacwad
Barnaamijka [[ Fataawaa ]] Ee Tv Somali Sat
(March 3, 2014)
Birmingham:-Allaah SWT baa ay kaligii u sugnaatay mahadnaq iyo abaal loo celiyo, naxariis iyo Nabadgalyo ha gaadho Abal Qaasim, Maxammed Ibnu Cabdillaah CSW isaga iyo intii ku raacday wanaaga iyo dari
Nikolas Kay oo qoraal ka soo saaray shirka magaalaa Baydhabo
(March 3, 2014)
Muqdisho, 3 Maarso, 2014 Ergaygga-gaarka ah ee xoghayah-guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan dalka Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa si hoose ula socda arrimaha ka dhacaya Baydhabo aarimahaas oo ay ku ji
AMISOM oo taageertay go’aanka DFS ee ku aadan shirka Baydhabo
(March 3, 2014)
Muqdisho , 3rd March 2014 Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika Commission ( SRCC ) ee Soomaaliya , Ambassador Mahamat Saleh Annadif ayaa sheegay in ay la socdeen  xaaladda siyaasadeed ee
Madoobe Nuunoow oo loo doortay Madaxweynaha maamulka K/Galbeed Somaliya
(March 3, 2014)
Baydhabo:-Mid ka mid ah labadii shir ee iska soo horjeeday, kana socdey magaalada Baydhabo laguna soo dhisayey maamul goboleed ayaa maanta doortey madaxweyne. Madaxweynaha cusub ee la doortey, Mado
Kulankii 1-aad ee Mu’asasaadka Dacwada Jaaliyada Soomaaliyeed ee Yurub & America
(March 3, 2014)
March 02. 2014 Kulankii 1-aad ee Mu’asasaadka Dacwada Jaaliyada Soomaaliyeed ee Yurub & America. Sadexda Hay’adood ee kala ah Mu-sasada Golaha Isutaga Imaamyada waqooyiga America, Mu-sasada Al
Wafdi culimo ah oo gaaray magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.[Masawiro]
(March 3, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta oo sabti ah taarııkhduna tahay 01/03/2014 waxaa soo gaaray magalaada Qardho wafdi ay hogaaminayaan Sh.Axmed Cabdisamad iyo Sh. Xassan Maxamed Ibrahim , wafdigaasoo subixii sabti
Kulan lagu daahfuray Kafaalo Magazine 2014 oo ka dhacay Oslo
(March 3, 2014)
Oslo:-Shalay oo taarikhdu aheyd 01. March 2014 ayaa waxaa Xafiiska Guud ee Kafaalo ee magaalada Oslo, lagu daahfuray Kafaalo Magazine 2014 oo qorshihiisu ahaa inuu soo baxo 1-da bishan. Shirkaas ayaa
Muassasada tawxiid oo siminaar ugu qabtay ardayda Soomaaliyeed Kampala
(March 3, 2014)
Kampala:-Siminaarkan ayaa waxaa soo agaasimay muasasada tawxiid –kampala kaa oo loo furay ardayda jaamacadaha ardaydaan oo ku bahooway jamciyada al ahli jamciyadaan ayaa ka howlgasha arimaha dacwada

Next Page »