Sh.Maxamed Cabdi Umal oo gaaray magaalada Jigjiga.[masawiro]
(March 16, 2014)
Jigjiga:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu gaaray magaalada Jigjiga ka dib markii uu maalin ku soo hakaday magaalada Addis Abba isagoo uga soo gudbay magaalada Jigjiga oo si weyn loogu soo dhawe
Nadwo diini ah oo ka bilaaban doonta Masjidka Harawo ee Boorame
(March 16, 2014)
Boorame:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Boorame in ay ka bilaami doonto magaalada nadwo balaadhan oo looga hadli doono Tahriibka  waxaan ay Nadwadu ka dhici doonta
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmooyinka Warsheekh iyo Raage Ceele
(March 16, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada DFS oo garab ka helaya Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la wareegay  Degmooyinka Warsheekh iyo Raage Ceele ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeell
Madaxweynaha Puntland oo Waraysi Gaar Ah Siiyay Tv-ga Citizen ee Dalka Kenya (Masawiro)
(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay suufiyiin caalami ah oo ka tirsan television-ka Citizen Tv oo ka mid ah warbahinta dalka kenya, waxayna Madaxwey
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
(March 16, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tegey dalka Japan. Madaxweynaha oo war
Madaxweynaha DFS oo soo gaaray Nairobi kuna sii jeeda magaalada Muqdisho.
(March 16, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta  si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey safiirka dowlada soomaaliya u fadh
Booqashadii Siilaanyo ee Laasqoray oo xiisad ka dhex abuurtay Puntland iyo S/land
(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa booqasho qarsoodi ah saaka ku tegay Degmada  Laasqoray ee gobolka Sanaag. Madaxweynaha S/land ayaa waxaa uu booqasho ku tegay De
Madaxweyanaha Dowlada Puntland oo Casho sharaf u sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska DFS(Masawiro)
(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa Cabdixakiin C/llahi Cumar Camay ayaa aqalka madxtooyada Garowe kulan casho sharaf ah habeenimadii xalay ugu s