Dabin Muslim Mise Dar Muslim W/Q Sh. Maxamuud Maxamed Shibli
(March 7, 2014)
Nairobi:-Waa maqaalkaan kooban oo uu qoray Sheeh Maxamuud Maxamed Shibli wuxuuna maqaalku xanbaarsan yahay faa’iido badan isagoo taabanaya dhinacyo kale duwan , Qoraalkaan ayaa Sheekh. Maxamuud Maxa
Ciidanka Itoobiya oo la wareegay degmada Xudur ee gobolka Bakool
(March 7, 2014)
Xudur:-Ciidanka Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM oo kaashanaya ciidamo Soomaali ah  ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Xudur ee gobolka Bakool ka dib markii ay ciidanka Al-shabaab ee gacant
Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Hidaaya Sh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(March 7, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya ee uu jeediyey Sh. Shible ayaa waxay dhameystir u ahayd khudbadii jimcihi la soo dhaafay oo uu sheekhu kaga hadlay (shahwaada iyo waxyabaha naftu ay j
Dagaalo maalintii 3aad ka socda deegaano ka tirsan gobalka Bakool
(March 7, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya Gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal culus uu dib uga qarxay saaka duleedka tuulada Teeda waxaana dagaalka uu u dhexeeyaa ciidamo huwan ah oo ka kooban ciidamo she
Dagaal ka socda degaanka Birta-dheere ee Gobolka Gedo
(March 7, 2014)
Gedo:-Wararka naga soo gaaray Gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka uu dagaal u dhexeeya ciidamo soomaali ah oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo ciidanka ururka Al-shabaab uu ka socdo duleed ka Degmada Garba
Dowladda Puntland oo kulan labo cisho ah uga furmay xarunta PSU ee Garoowe
(March 7, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka kulan iskugu yimid Golaha xukumadda Puntland iyadoo kulanka maanta looga dooday waxqabadka sanadka hore iyo in dowladda Puntland ay ka dhabayso balanqaadkeedii ay u qaadeen shacab
Sheekh Cabdalla Al-Muxeysini الشيخ عبدالله المحيسني oo ku dhaawacmay dagaalka ka socda Suuriya
(March 7, 2014)
Suuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayna tabinayaa saxaafadda kala duwan  gaar ahaan baraha internetka ee taageera dagaalka ka socda dalka Suuriya ayaa sheegay in الشيخ عبدالله ا