Tababarkii ugu horeeyey oo Shahaado lagu qaadanaayo ee u qabtay C/fataax Cajab.[Masawiro]
(March 22, 2014)
Boosaaso:-Tababare C/fataax Max’uud Ducaale Cajab Ayaa tababarkii ugu horayay ee shahaadu lagu qaadanaayo ku qabtay Boosaso tabarkaas oo ka dhacay Mac-hadka ABUU HURAYRA oo ah mac-hadka hawshaan ful
Sh.Maxamed Cabdi Umal oo caawa ka jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)
(March 22, 2014)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Macalin Cabdi Umal oo socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Jigjiga ee caasimada DDS waxaa uu caawa ka jawaabay su,aallihii xalay baaqiga ahaa ,sheekha oo la waydiiyay su,aallo aad
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo dhaqdhaqaaq melatari ka bilaabay gobolka Galgaduud
(March 22, 2014)
Galgaduud:-Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM ay ka bilaabeen dhaqdhaqaaq melatari deegaano ka tirsan gobolka Galga
Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiwal Gaas oo lagu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso (Masawiro)
(March 22, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta waxaa uu maanata ka soo ambabaxay  magalada Qradho xarunta Gobalka Karkaar halkaas oo uu ku soo maray kormeer waxaan
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo maanta muxaadaro u jeediyey dhalinyarad jigjiga (Masawiro)
(March 22, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah oo socdaal dacwadeed ku jooga magaalada Jigjiga ayaa waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dhalinyarada ku dhaqan magaalada Jigjiga ee xarunta DDS waxaa
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo xalay la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland.
(March 22, 2014)
Geneva:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Geneva waxaa uu kula kulmay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Switzerland, waxaa uu warbixin ka siiyay booqash
Madaxweynaha DFS oo maanta furay Kalfadhigii 4aad ee Baarlamaanka JFS.
(March 22, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta furay Kalfadhigii 4aad ee Baarlamaanka, isla markaana ka jeediyey Khudbad taariikhi ah oo uu ku yiri
Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degmada Qoryooley ee Gobalka Sh Hoose
(March 22, 2014)
Afgooye:-Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa goor dhow la wareegay degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeelaha Hoose, kadib dagaal culus oo halkaas ka dhacay waxaana ciidamada huwanka ay degmada ka soo gal