Hey’adda African Development oo deeq gaar-siisey xarumaha caafimaad ee gobolka Gedo.
(March 30, 2014)
Gedo:-Deeq-dani ay hey’addu gaarsiisey Xarumaha sida bilaashka ah dadka loogu daaweeyo ee ku yaala degmooyin kamid ah gobolka Gedo ayaa waxay ahayd hal Container oo iskugu jira qalabka loo isticmaal
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay
(March 30, 2014)
Baydhabo:-Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa wuxuu goor dhow uu gaaray magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyey waxgarad iyo
Qarax ka dhacay xaafada Eastleigh ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya
(March 30, 2014)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Islii oo ay degan yihiin Soomaalida ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay.Qaraxa ayaa waxaa ku dhintay Nin loo maleynayo inuu farsa
Madaxweynaha Puntland Oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Mas’uuliyiin Ka Socday Shirkad Chain’s Ah (Masawiro)
(March 30, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay masuuliyiin ka socday shirkad laga leeyahay dalka Chaina shirkadaas oo lagu magcaabo Chaina Civil Engineeri
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro ka jeediyey magaalada Dhagax-buur (Masawiro)
(March 30, 2014)
Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Dhagax-buur waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay(واعتصمو بح
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray Baydhabo
(March 30, 2014)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaana socdaalkiisa ku weheliya Wasiirro iyo xildhibaanno ka soo jeed