Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-Rowda ee Boosaaso Sh.Daahir Aw Cabdi.[Dhagayso]
(March 28, 2014)
Boosaaso:-Sheekh.Daahir Aw Cabdi oo ka mid ah Culimada waaweyn ee Soomaaliya aadna loogu xasuusto Masjidkii Ceel hindi ee magaalada Muqdisho ayaa maanta mar kale waxaa uu khudbadii Jimacaha ka jeediye
Khudbadii Jimacaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Mowliid Cabdi Axmed (Dhageyso)
(March 28, 2014)
Nairobi:-Sheekh Mowliid Cabdi Axmed ayaa maanta Masjidka Al-Hidaaya ka jeediyay khudbada jimcaha wuxuuna sheekha kaga hadlay wax yaabaha alle arzaaqda kusiyaadiyo waxana uu ku soo koobay 3 arimood oo
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray Degmada Buulo-burte
(March 28, 2014)
Buulo-burte:-Wafdi ka socda Qaramada Midoobay ayaa maanta gaaray degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan wafdiga ayaa waxaa hogaaminayey la taliyaha guud ee Q.M u qaabilsan dhinaca ammaanka Cumar Katil
Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo ka waramaya Burcadbadeed ah lagu soo wareejiyay Puntland.[Cod/Masawiro]
(March 28, 2014)
Garoowe:-Taliyaha Ciidanka asluubta Dowladda Puntland Gen.Cali Nuur ayaa waxaa uu saxaafadda uga waramay Maxaabiis gaaraya ilaa 9 qof oo burcadbadeed ah oo shalay lagu soo wareejiyey Puntland ka dib h