Dagaalo u dhexeeya ciidanka DFS AMISOM iyo Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Sh/ Hoose.
(March 10, 2014)
Afgooye:-Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal culus uu dhexmaray ciidamada DFS  ,Kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo Al-shabaab waxaana uu dagaalka uu bilaawday ka dib m
Musuqmaasuqu waa cudur na ragaadiyey? W/Q Abdulkadir Dalmar
(March 10, 2014)
Musuqmaasuqa iyo Tuuganimadu waa dhacdo soo jirijirtay taariikhda aadanaha, marna kama marna xilli walba oo xilliyada kamid ah ama umad kasta waa laga helin faasidiin iyo kuwo xoolaha dadka dhaca. Mus
Madaxweynaha dowladda Puntland oo u dhoofay dalka Jabuuti
(March 10, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa saaka waxaa uu safar aan horay loo shaacin uu ugu dhoofay Jabuuti isagoo sheegay in casumaad rasmi ah uu ka hellay dowladda Ja
Wafdi uu hogaaminayo gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka oo gaaray Kampala[Masawiro]
(March 10, 2014)
Kampala:-Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeeylaani Nuur Iikar ayaa soo gaaray magaalada Kampala ee caasimadda Uganda halkaasi oo si weyn loogu so
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo bulshada rayidka ka codsaday inay kala qeyb galaan isku soo dhoweynta bulshada.[Masawiro]
(March 10, 2014)
Muqdisho, March 10.2014-------Ra'iisul Wasaarhaa Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta ka qeybgalay munaasabada sanad-guurada 6-aad ee Jilayaasha aan Dawli
Madaxweynaha DFS oo kulan xasaasi ah la qaatay Masuuliinta gobalada Sh Hoose .Sh Dhexe iyo Banaadir
(March 10, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay qaar ka mid ah Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka. Waxaana goob joog ahaa Wasiirka Arrim