Madaxweynaha DFS oo booqdey Dekadda magaalada Yokohama ee dalka Jaban (Masawiro)
(March 12, 2014)
Madaxwenaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maalntii labaad booqasho ku jooga dalka Jaban ayaa maanta tegay  Dekadda magaalada  Yokohama ee Dalka  japan. Mada
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa dalka Japan Fumio Kishida
(March 12, 2014)
Jaban:-Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay la socdaan Wasiirka Qorsheynta Saciid Cabdullaahi Maxamed iyo Wasiiradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska Nadiifa Maxamed Cusma
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti(Masawiro)
(March 12, 2014)
Jabuuti:-Madaxweyne  Gelle ayaa xafiiskiisa si rasmi ah ugu qaabilay wafdi sare oo uu hogaaaminayo Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Max’ed Cali Gaas oo ay ka mid yihiin wasiirka qorshaynta iyo xirii
Afhayeenka AMISOM oo ka carooday waraysi uu bixiyey Askari ka tirsanaa Ciidankooda[Dhagayso]
(March 12, 2014)
Muqdisho:-Afhayeenka Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ayaa beeniyay hadal ka soo yeeray Askari ka tirsan ciidamada howlgalka AMISOM ee dalka Burundi oo dhowaan sheegay in aysan dhab ka ahe
Wasiirka Waxbarashada Puntland Dr.Cali Xaaji oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(March 12, 2014)
Garoowe:-Wasiirka waxbarashada dowladda Puntland Dr. Cali Xaaji Warsame ayaa maanta waxaa uu shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe isagoo cadeeyey in dowladda Puntland ay u qoondaysay Miisaaniya
Guddoomiyaha gobolka Banaadiroo ka hadlay amaanka Muqdisho (Dhageyso)
(March 12, 2014)
Muqdisho:-Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in muddo kooban uu maamulkiisu wax ka qaban doono amaanka magaalada Muqdisho wuxuuna sheegay in
Madaxweynaha DFS oo xilka ka qaaday guddoomiye ku-xigeenka gobolka Banaadir
(March 12, 2014)
Muqdisho:-Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xilka looga qaaday guddoomiye ku xigeenadii hore ee Gobolka Banaadir iyo weliba xo
Sarkaal ka tirsan AMISOM oo sheegay inaysan doonayn in dagaalka looga adkaado Al-shabaab
(March 12, 2014)
Nairobi:-Wariye ka tirsan Wargeyska Star ee ka soo baxa Kenya ayaa waxaa uu waraysi gaar ah la yeeshay Askari ka tirsan ciidanka AMISOM ee ka socda dalka Burundi kaas oo dib ugu laabtay dalkiisa waxaa