Sh Fu’aad Maxamuud oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee Qardho
(March 13, 2014)
Qardho:-Waxaa caawa lagu qabtay Masjidka wayn ee Cumar Binu Khadaab ee Qardho muxaadaro cinwaankeedu ahaa (Raadka iyo saamaynta ay ku leedahay macsiyada Qofka iyo bulshada dhexdeeda ).Waxaa muxaadarad
Muxaadaro ku saabsan guurka oo lagu qabtay Masjid Hidaaya Sh Xassan Ibraahim Ciise.[Dhagayso]
(March 13, 2014)
Nairobi:-Waxaa habeenkii xalay muxaadaro aad u qiimo badan lagu qabtay Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaan muxaadaradaas soo jeediyey  Sheekh Xassan Ibraahim Ciis
Xaflad balaadhan oo ka dhacday Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanod
(March 13, 2014)
Laascaanood:-Machadka Al-furqaan ee culuumta shareecada iyo Luqadda Carabiga ee magaalada Laascaanood ayaa xaflad balaadhan oo abaal-marino lagu gudoonsiinayey ardaydii kaalmaha ugu horeeya ka gashay
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wasiirka difaaca iyo masuuliyiinta rugta ganacsiga Jabuuti.[Masawiro]
(March 13, 2014)
Djibouti:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas oo maalmihii danbe safar shaqo ku jooga Djibouti ayaa maanta la kulmay wasiirka difaaca Djibouti, masuuliyiinta rugta ganacsiga Dji
Ra’iisul Wasaaraha DFS Cabdiweli Sheekh oo soo dhaweeyey warmurtiyeed ka soo baxay Urur Goboleedka IGAD
(March 13, 2014)
Addis Ababa:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sh.Axmed oo ka qaybgalay Shirweynaha 25aad ee aan caadiga ahayn ee Madaxweynayaasha Urur Goboleedka IGAD ee maanta ka dhacay magaalada Add
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe (Masawiro)
(March 13, 2014)
Jaban:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmahaan ku sugan dalka Japan ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalk
Maamul-goboleedyada muraadka laga leeyahay waynaa!!!!!.W/Q Sh. Ahmed Dheeli
(March 13, 2014)
Sudan:-Way jiraan dad Soomaaliyeed oo Allaah ku manaystay aragti dheeri laakiin dadkaas soomaalida waa ku yar yihiin inta leh arag tidaasna lama dhagaysto oo inta badan soomaalidu waxay wax ku qaybsad
Ciidanka DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmada Buulo-burte
(March 13, 2014)
Buulo Burde:-Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo gacan ka hellay ciidanka Itoobiya ee dhawaan ku biiray AMISOM ayaa waxay goor dhow la wareegeen Degmada Buulo-burte ee gobalka Hiiraan ,Degmada
Dagaal culus oo ka socda duleedka Degmada Buulo-burte
(March 13, 2014)
Hiiraan:-Wararka haatan naga soo gaaraya Degmada Buulo-burte ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada DFS iyo kuwa Itoobiya ee dhwaan ku biiray AMISOM iyo Al-shabaab ay ku dagaalamayaan duleedka
Madaxweyne DFS oo ka dalbaday Japan inay ka caawiyaan dhisidda Aqalka Sare ee Baarlamaanka
(March 13, 2014)
Japan,Maarso-13-2014-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya  ayaa maanta  booqday  xarunta Aqalka Sare ee Baarlmaanka Dalka Japan isla-markaana kulan la-qaatay Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Baarl

Next Page »