Nadwo ka socotay Boorame oo la soo gabagabeeyey[Masawiro]
(March 21, 2014)
Boorame:-Waxaa xalay oo ay ahayd habeenkii ay ku beegnayd in ay soo gaba gabawdo nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Harawa ee magaalada Boorame waxaan nadwadaan diiniga ah soo diyaariyey Urur dhali
Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Rako-raaxo
(March 21, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Rako-raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar .Wafdiga Madaxweyna
Ciidamo ka socda dalka Burundi oo gaaray magaalada Kismaayo
(March 21, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ciidamo ka socoda dalka Burundi ee AMISOM oo tiradoodu gaarayso ilaa 90 askari  oo ka socda iyadoo ciidamada Burundi ee

« Previous Page