
(May 18, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Talo saarashada alle

(May 18, 2014)
Hargeysa:- Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka kale duwan ee S/land uu ka taliyo Xafladdo lagu taageerayo gooni isku taaga maamulka S/land oo ay ka soo wareegtay mudo 23 sano ah markii la aasaasay.

(May 18, 2014)
Mogadishu:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E.Dr.Abdiweli Sh Ahmed Mohamed ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta Maalgashiga ,

(May 18, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu ka hellay codka kalsoonida Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii ho

(May 18, 2014)
Laascaanood:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka socda Somaliland ay saaka waaberigii galeen tuulada Saax-Dheer oo 90km dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Laascaanood.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|