
(May 20, 2014)
Waxay ahayd bishii sagaalaad ee 2006dii waxaan booqasho ku joogay muqdisho anigoo ka imid kismaayo, anigoo ku sugan maalin maalmaha ka mid ah xafiiska dacwada ee jamaacada ictisaamka ee bakaaraha mark

(May 19, 2014)
Qardho:-Waxaa Guud ahaan magaalada Qardho ee Gobolka Karkaar Puntland Soomaaliya si weyn looga dareemayaa caleema saarka Boqorka 34-aad ee beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf Boqor

(May 19, 2014)
Muqdisho:-Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha DFS Xassan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa lagu magacaabay Gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee ciidamada Qalabka sidda ee dowladda Federaalka

(May 19, 2014)
Mogadishu:-Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa ambassador Dayib Doubad Robleh oo ah Safiirka Jamhuuriyadda Dji

(May 19, 2014)
Boorama:-Waxaa safar dacwadeed ku tegay degmada Guljeed,Boon iyo Xaliimaale culimo iyo ducaad isagoo safarku uu qaatay mudo 2 cisho magaalada Boorame,Safarka ducaada iyo culimada aya waxaa hogaaminaye

(May 18, 2014)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa waxaa jeediyey Sh.Aadan Sh.Cali Saalax waxaa uu si wanaagsan uga hadlay Talo saarashada alle

(May 18, 2014)
Hargeysa:- Waxaa maanta ka dhacay magaalooyinka kale duwan ee S/land uu ka taliyo Xafladdo lagu taageerayo gooni isku taaga maamulka S/land oo ay ka soo wareegtay mudo 23 sano ah markii la aasaasay.

(May 18, 2014)
Mogadishu:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E.Dr.Abdiweli Sh Ahmed Mohamed ayaa maanta booqasho ku tagay xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo dhiirigelinta Maalgashiga ,

(May 18, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu ka hellay codka kalsoonida Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dib markii ho

(May 18, 2014)
Laascaanood:-Wararka ka imaanaya gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo ka socda Somaliland ay saaka waaberigii galeen tuulada Saax-Dheer oo 90km dhinaca koonfur galbeed ka xigta magaalada Laascaanood.
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|