Sh Maxamed Umal oo caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Madiina ee magaalada Burco
(June 4, 2014)
Burco:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa muxaadaro ka jeediyey masaajidka Al-Madiina ee magaalada Burco wuxuuna sidoo kale kulamo kala duwan la yeeshay ganacsatada ,culimada,iyo madaxda gobalka tog
Abu Safiyyah Al- Yamani iyo Xabsiyada Khawaarijta Daacish (Akhriso)
(June 4, 2014)
Denmark:-Waxaa lagu faafiyey Mareegaha taageera kooxaha Islaamiyiinta gaar ah Jabahada Al-Nusra oo ka tirsan Ururka Al-Qacaaida qormo uu qoray Mid ka mid ah Dhibanayaasha kooxda Khawaarijta ee Daacish
Raisulwasaaraha DFS oo ka qeyb galay kulan wadatashi oo ka dhacay Muqdisho
(June 4, 2014)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa maanta furay wajiga koowaad ee kulanka wadatashiga bulshada iyo dawladda oo ka dhacay xarunta Degma
Madaxwaynaha Puntland oo Booqday Xarunta Ciidanka Badda Puntland ee Boosaaso[Masawiro]
(June 4, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Kormeer shaqo ku tegay Xarunta ay Degan yihiin Ciidanka Ilaalada Badda Puntland oo ku taala Duleedka Magaalada B
Dowladda Puntland iyo Saraakiil hay’adda ICAO oo ku shiray garoonka Boosaaso.[Masawiro]
(June 4, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wasiirka duulista hawada iyo garoomada Puntland ayaa maanta waxaa ay kulan gaar ah kula yeesheen garoonka diyaaradha Bender qaasim ee magaa
Ayaan Darane: Abuu-Xamza Al-Masri Taliyaha labada Aag W/Q Sh.Shibli.[Qaybtii 5aad]
(June 4, 2014)
Nairobi:-Waa qoraaldadii taxanaha ahaa ee aan ka qori jirnay dhacdooyin taariikhda dhaw iyo tii horeba ahaa oo mudan in dadka loo soo gudbiyo si ay uga faa'iidaystaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanayn