Qaabkii looga sagootiyey Sh Umal Sool iyo soo dhaweyntii Garoowe (Daawo)
(June 9, 2014)
Garoowe:-Waxgaradka iyo Culumada gobalka Sool ayaa si weyn u soo xagootiyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowr maalmood ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana ay sheekha u sog
Radio Halgan “Manhajka Dacwada Ambiyada” Sh Bashiir Axmed Salaad (Tijaabo)
(June 9, 2014)
Waxaa dib hawada ugu soo laabtay Halgan Radio Live oo aad uga barateen in Nadwooyinka iyo duruusta culumada live u soo tabin jiray alle mahadiis.Dhamaan waxaan u mahad celinaynaa howlwadeenada Halgan
Muxaadaraadkii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal u jeediyey Dumarka Laascaanood (Dhageyso)
(June 9, 2014)
Laascaanood:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadarooyin qiimo badan u jeediyey gabdhaha Muslimaadka ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool wuxuuna u jeediyey muxaadaro cinwaan
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Garoowe.[Masawiro]
(June 9, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn oo aan bulshadu u kala harin haddii ay ahaan lahaayeen masuuliyiin iyo shacaba ay u ku soo dhaweeyeen magaada Garoowe Sh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo saaka k
Raisulwasaaraha DFS oo ku baaqay in la Joojiyo Dagaalka ka socda Sh Hoose
(June 9, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen gudiyadda Amniga iyo Siyaasadda ayaa ku baaqay in
Sh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo ku sii jeeda magaalada Garoowe
(June 9, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in uu gaaro magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Sh Maxamed Cabdi Umal oo maalmihii la soo dhaa
Degmada Taleex ee gobolka Sool oo uu ka furmay shirkii Khaatumo 3
(June 9, 2014)
Taleex:-Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa shalay ka bilowday shir balaaran oo ay halkaas ku leeyihiin beelaha deegaanada SSC , Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay ergo ka kala timid dibadda i
Almajd Tv oo kulan gaar ah la yeeshay Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)
(June 9, 2014)
Mecca:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hay,ada culumada Soomaaliya ahna Amiirka Jamaacat Ictisaam bilkitaab wasuna ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga haday horumarka ay sameysay dacwa Islaamiga