
(June 14, 2014)
Garoowe:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaro diini ah oo ku saabsan masuuliyada saaran qofka masuulka ah ka hor jeediyey xarunta baarlamaanka Puntland ee Garowe iyadoo ay soo xaadireen

(June 14, 2014)
Qardho:-Waxaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah oo la socday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaana soo dhaweynta Sheekha ka qeyb qaatay c

(June 14, 2014)
Saaxdheer:-Madaxweynaha maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf jaamac (Indha-sheel) oo waraysi gaar ah siiyey SomSat Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka waramay dagaal shalay ka dhacay deegaanka

(June 14, 2014)
Gaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bamgacmeed lagu Weeraray Gaari ay wateen ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo kuwaas oo marayey xaafada Garsoor

(June 14, 2014)
Finland:-Masjidka Alhudaa ee magaalada Helsinki ee Finland ayaa waxaa maalintii Jimcihii ee 13.6 waxaa ku soo dhamaaday dowro loo qabtay dhalinyarada magaalada, taasoo ay ka qayb galeen in ka badan 16

(June 14, 2014)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganaciga Puntland isagoona ku sii jeeda Dalka Isuta
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|