Madoobe Nuunow oo ka horyimid heshiiskii ka dhacay Muqdisho
(June 23, 2014)
Baydhabo:-Madaxweynaha lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow ayaa ka horyimid heshiis maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo lagu sheegay in uu ahaa gogol xaar maamul loogu magacdaray Maa
Maamulka KMG ah ee Juba oo soo dhaweeyey Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed (Daawo)
(June 23, 2014)
Kismaayo:-Maamulka KMG ah ee Juba ayaa soo dhaweeyey heshiiskii dhexmaray labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed waxaana arinkaas ka hadlay Afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar Ma
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyey dalka Kenya
(June 23, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si maqaamsare loogu soo dhaweeyay dalka Kenya. Waftiga uu Hogaaminayo Madaxwayne Gaas
Ergeyga Gaarka ah QM oo soo dhaweeyey Maamulka Koonfur galbeed
(June 23, 2014)
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah lag
DFS oo Heshiis dhexdhigtay Maamuladii lixda iyo saddexda Gobol ee koofur galbeed Soomaaliya (Masawiro)
(June 23, 2014)
Muqdisho:-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka
Xaflad Arday ka qalin jabisay Machadka Imaamu Shaafici ee magaalada jigjiga[Masawiro]
(June 23, 2014)
JigJiga:-Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal ka mid ah ardayda wax’ka barata uskuulka imaamu shaafici ee magaalada jigjiga, qaar ka mid ah w
Nadwadii sanadlaha ahayd ee ka socotay magaalada Gaalkacyo oo habeenkeedii 2aad gashay.[Dhagayso]
(June 23, 2014)
Gaalkacyo: Waxaa habeenkeedii labaad gashay  Nadwado cilmiyeeddii 6aad ee ka socotay magaalada Gaalkacyo ee xaruna Gobalka Mudug ,iyadoo cinwaanka muxaadaradu uu ahaa Macsida iyo raadka xun ee ay kul
Hay,ada SAAD oo deeqo gaarsiisay isbitaalka Karamardha ee Jigjiga (Masawiro)
(June 23, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SAAD ayaa deeq isugu jirta noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo qaybo ka mid ah qalabka caafimaadka ee bukaanka lagu baadho soo gaadhsiisay isbitaalka karamardha ee magaalada jigjig
Dowradii Xagaaga oo ka bilaabtay magaalada Garoowe ee xarunta Puntland[Masawiro]
(June 23, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay  ka bilaabatay hoolka dugsiga sare ee Al-waaxa ee magaalada Garowe dowradii  xagaaga loo qaban jiray ardayda waxka barata dugsiyada  sare iyo macaahidda ku yaal caasimada Pun
Xalqadii 2aad ee barnaamijka Badbaadi nolashaad oo Ururka badbaado uu soo khatimay[Masawiro]
(June 23, 2014)
Boorame:-Waxaa maalintii shalay lagu soo khatimay barmaamij badbaadi nolashaada oo ay soo dyaariyeen Ururka badbaado ayaa waxaa qaybtiisii labaad ka soo qayb galay culimo aad u qimo badan waxaa ay jee

Next Page »