
(June 28, 2014)
Boorame:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha Ee Masjid Sheekh Makaahiil waxaana khudbada jeediyey Sheekh Deeq Cabdi Xasan isaga ka hadlay “Fadliga Bisha Ramadaan” Sheekh Deeq Cabdi X Madaxweynaha DFS oo umada ugu hambalyeyey dhalashada bisha Ramadaan
(June 28, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dadka muslimiinta ah gaar ahaan umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyey dhalashada bisha barakeysan ee Ramadan Maamulka Halgan.net oo hambalyo u diraya shacabka Soomaaliyeed
(June 28, 2014)
Boosaaso;.Maamulka shabakadda Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan waxay ugu hambalyaynayaan dhalashada bisha Ramadaan waxaana alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo dhamaante

(June 28, 2014)
Waaciye:-Degmada Waaciye waxaa lagu qabtay dawro cinwaankeedu yahay “Khatarta tahriibta” oo halku dhageedu ahaa “ Naftiina haku tuurina halaag “ waxaana iska kaashaday Gudiga Dacwada iyo M

(June 28, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho xarunta Gobolka Karkaar ee Puntland lagu soo dhaweeyey wefdi uu hogaaminayo Islaan Bashiir Islaam Cabdulle Islaan Faarax waxaana soo dhaweyntiisa ka qeybgalay M

(June 28, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safaro shaqana ugu maqnaa dalka Dibadiisa ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Garoo

(June 28, 2014)
Boorame:-Markaska Umu Salama wuxuu khaas uu yahay dumarka iyadoo lagu barto qur aanka kariimka mudadii ugu danbaysayna wuxuuna ku guuleystay in uu soo saaro caruur baratay qu,aanka kuwaas oo ah caruur
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|