Baaq ku wajahan Muslimiinta Denmark oo ku aadan Soonka Sh C/raxmaan Abyad (Dhageyso)

June 27, 2014 - Written by Editor

abyadDenmark:-Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa caawa la soo xiriiray Halgan.net isaga oo ka hadlay in maalinta birito ay tahay soon ama la dhameystirayo bisha shacbaan .Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa si gaar ah baaqiisa ugu jeediyey dhamaan muslimiinta degan dalka Denmark iyo dadweynaha ku dhaqan Yurub.

Sheekh C/raxmaan ayaa sheegay in iyaga oo ilaalinaya midnimada Umada Muslinka iyo Maraakista ay maalinta birito ah aysan u iclaamineyn dadka in ay tahay Soon ayna la soomi doonaan dalka Sacuudiga oo umada qurbaha ku nool ay la soomaan ,iyada oo lagu kalsoon yahay sida ay dowlada sacuudiga ugu dadaalaan arigtada bisha ramadaan.

Sheekh C/raxmaan Abyad ayaa dhanka kale sheegay in uu maqlay in bisha laga arkay Kenya uuna Sheekh Umal iclaamiyey arinkaas cidii la soontana aan lagu ceebeyn kari balse si loo ilaasho midnimada Muslimiinta iyo Maraakista Yurub ay birito tahay 30 shacbaan maalinta axadana la soomi doono inshalaah.

Hoos ka Dhageyso Kalimada Sheekh C/raxmaan Abyad  Xafidahulaah oo ka hadlaya arigtida bisha soon

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/sh4gk6slfi/abyad.mp3]

Ama Halkan Mp3

Halgan.net
Denmark

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online