Diyaargarowga Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
June 26, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal, ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.Sheekha, ayaa dadka xusuusiyay sida dadkeenii hore ay uga faa’iideysan jireen bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoona qof khasaaray ku tilmaamay qofkii aan ka faa’iideysanin bisha Ramadaan.
Hoos Ka Daawo soo dhaweynta bisha Ramadaan Sh. Maxamed Cabdi Umal.
Halgan.net
Nairobi