Dowro diini ah oo lagu soo gabagabeeyey magaaada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.[Masawiro]

June 27, 2014 - Written by Editor

DSC02145Gaalkacyo:-Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug dowro cilmiyeed loo qabtay ardayda ku dhaqan magaalda gaalkacyo, iyadoo ay u fariisteen  imtixaankii ugu dambeeyay arday 100 gaaraya, dowradaan oo ay sooqaban qaabisay mu’asasada Al-Minhaaj  kana socotay masaajidda kala ah Masjidu Ramadaan iyo Badar ,dowradaan oo bilaabatay 02-06-2014 ayaa loogu tala galay in looga faa iideeyo arday fasaxa ku jira ee iskuuladii loo xiray waqtigooda fasaxa ay leeyihiin , iyagoo qaatay intii ay dowradaas socotay duruus gaaraysa 5 kitaab .

Ardaydaan oo iskugu jiray wiilal iyo gabdho ayaa larajaynayaa in ay wax badan kabadili doonto Dowradaan waxku oolka ahayd ee socotay mudada kusiman 23 bari. Gabagabadii dowrada ayaa Waxaa soo booqday ardayda intii ay ufdhiyeen imtixaanka wafti kasocday mu’sasada Al-Minhaaj Ee dacwada iyo Arimaha Bulshada oo uu hongaaminayay Gudomiyaha mu’sasada Sh: Maxmed Muxamuud Ciise, iyo ku xigeenkiisa ustaad Ciise Siciid Maxamed.

Gudoomiyaha mu,asasada AL-MINHAAj Shiikh Maxamed Maxamuud Ciise ayaa oo ka hadlay goobta ayaa uga mahad celiyay maamulka mu,asasada ee gobolka mudug dowraadkan cilmiga ah oo ay uqabanayaan ardayda, sidoo kale wxa uu intaa ka dib la hadlay ardaydii ka faa,iidaysatay dowradan  , isagoo Ugu horayn ardayda ugu hambelyeeyay dadaalkoodii ku aadanaa dowradaa in ay kafaa iidaystaan ,wuxuuna aad ugu adkeeyay in ay cilmiga kaqaataan culumada ayna ixtiraamaan dadka helay dhaxalkii Anbiyada oo ah Culumada ,isagoo kusoo gunaanadad booqashadiisii in dhamaantood kawadashaqeeyaan dacwa alle kuna dhaqmaan waxay barteen.

no images were found

Mussadda Alminhaaj
Galkacyo, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online