Dufcadii 4aad oo ka qalin jebisay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood‏[Masawiro]

June 27, 2014 - Written by Editor

IMG_8854Laascaanood:-Waxaa Taariikhud markay ahayd 24-06-2014 ka dhacey Hoolka 2 aad ee Macadka Alfurqaan-Lasanod- Xaflada Qalin Jebineed , iyo Sagootin Dufadii 4 aad ee Hablaha Dhameeye Macadka Alfurqaa ee Magalada Laascaanood . Dufcadaan oo ka Koobneyd 84 Arday(Gabdhood) ayaa ka Mida ahaa 222 Arday oo dhameeyey Macadka Alfurqaan ee Laascaanood. Xafladan oo ay Soo agaasimeen Golaha ardayda Dacwada iyo Hanuuninta ee Machadka Alfurqaan, Waxaana ka Soo qayb Galay Laamaha kala Duwan ee Bulshada Laascaaaanood.

Ugu Horreyntii Waxaa Xaflada qalin jebinta Ka Halay Gudoomiyayaasha Mu’asasada Alkaram , Jaamcadda Nugaal , iwm , iyagoo Ardayda KuLA Dardaarmey Inay Alle ka Cabsi la yimaadaan , Diintana ku dhaqamaan , Bulsadana u adeegaan . Iyagoo uga Waramay Marxaldihii ay Soo Martey Dacwada Islaamka ee Soomaaliya. Sidoo Kale Waxaa ka Hadlay Masuuliyiin Kala Duwan , Ka oo soo qayb galay Xaflada.

Ugu Danbeyntii Waxaa Soo Gabagabeeye Maamulha Guud ee Macadka Alfurqaan Sh Yuusuf Haybe Ibraahim- All eha dhawree-. Wuxuu u Mahad naqey Alle Sw , Sidoo Kale Wuxuu u mahad naqey u na Duceeyey Sh C/Naasir Xaaji Axmed oo ahaa Aaasaasihii 1 aad ee Macadka Alfurqaan , Halkaan Soo Gaadhsiiyey . iyo Macallimiinta Sharafta leh Ee Wax ka Dhiga Macadka , WuxuuKaloo u duceeyey Dadkii Ku Gacan Wayn ka Geystey Dhismayaaasha uu leeyahay Macadku . Wuxuu Maamuluhu Kula Dardaarmey Ardayda (Gabdhaha) dhameeyey Macahadka :

1.Ina Ilaahay ka Baqaan Meel Walbooy Joogaan.

2. Inay Ku Dhaqmaan , oo ay ka Muuqato Diintii la Barayey 3 Sano ee la Soo dhaaafey.

3. Inay Bulshadooda Ugu adeegaan Aqoontii la Barey.

4. In ay Sii Wadaan Waxbarashadooda , oo ay Jaamacado Galaan .

5. Inay La yimaadaan Kaalin buuxda oo ay Bulshada ku Hormariyaan. Iyo Qodobo Kale .

Ugu Danbeyntii Waxey ardaydu Gudoonsiyeen Maamulaha Hadyadii ay ugu Talagaleen Macallimiinta iyo Macadka iyo Mamulkaba, Waxey Gudoonsiiyeen  :

1. Shahaado Sharaf ay Ugu Talagaleen Macallimiintooda .

2. Hadyado ay Siyeen 14 ka Macallin ee Macadka Wax ka Dhiga Mchadka .

3. Lacag  900 $ ah oo ay Macadka Ugu Talagaleen in lagu Hor mariyo.

Sidoo Kale Waxey Ardadyku u Muujiyeen  Macallimiintooda Inaanay Awood u lahayn Inay u baal gudan, Kaliya Inay u duceeyaan mooyee , Laakiin Abaalka Macallimiinta iyo Maamulka Macadka Waxaa ka Gudi kara uun Alle SW. Ardaydu Marka ay dhameeyaan Macadka Waxey Xubno ka Noqdaan Golaha Ardaydka Baxday, iyadoo Kala Qayb qaata Hawlaha Ballaadhan ee ay Bulshada u hayaan.

no images were found

Golaha Ardayda ka Baxday Alfurqaan.
Lascanod, Somalia

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online