Hambalyo Aroos: Hassan Sunni iyo Roda Sheikh Ahmed Sugule (Masawiro).

June 19, 2014 - Written by Editor

1Seattle:-Sabti June 14 Sanadda 2014 Waxaa magaalada Seattle ee Gobalka Washington Ka dhacay arooska Walal Hassan Sunni iyo Roda Sheikh Axmed Sugulle. Arooskan oo ahaa mid si heer sara ah loo agaasimay waxaa kasoo qayb galay tiro ka badan 500 oo ruux waxaana sidoo kale arooskan kasoo qayb galay culimo uu ugu weynaa Sheikha somaliyeed ee caanka ah Allaha Xifdiyo Sheikh Al-faadil Sheekh.Mohamed Sh Cabduraxman Kaariye oo meel fog oga yimi arooska.

Waxaa halkan Hambalya aroos ka diraya oo leh gurigan alle ha barakeeyo Dadka hoos ay magacyadoodu taxan yihiin:

Hussein Ismacil Mohamed
Hassan ibrahim hussein
Mohamed hurre
Abdirahman ali adam
Mohamed Sheikh adam
Mohamed khaire jama
Abdirahman hassan
Abdifatah shirdoon
Sheikh mohamed Kaariye
Sheikh ahmed Nuur
Mohamed Dheere
Abdiwali Qarboobe
Cismaan Diiriye Cigaal
Hanad Yare
Abdiwali Cusmaan.
Iqro ismacil
Nasra ismaciil
Hamdi Abdi
Egan ali adam
Muna Xoonshe
Mayama Dheer
Sahra ali aar.
Hooyo haliimo Sheikh
Zahra Sheikh
Maryama Sheikh
Hooyo Nadiifo
Ahmed Dude
Nasir Qawdan
Ahmed Abdile
Ciise yare
Ali iise
Jamal Al-amiir
Simekha Collins
Haji Haji
Hussein Al-haji
Ayan Adam
Abdinasir Yare
Engineer Hussein
Engineer Warsame
Engineer Siraaji Adam
Ustaad Omer Al-amuuri
Abdiqani Codka
Mohamed haaji Beeso
Mohamoud Yuusuf
Mohamed Adam
Sheikh Mohamed Mukhtaar
Sheikh Muslimiin
Sheikh Ali-Garaad
Macalin Mohamed Hassan Jaabir
Macalin Khaliil.
Abdirahiim Sugulle
Abdirahman Sugulle
Abdulhaliim Sugulle
iyo dhammaan reer Sheikh Axmed Nuur sugulle iyo Reer Ismacil Mohamed Yuusf.Baarakallah Lakum Wabaaraka Calaykum Wajamaca Baynakumaa Fii khair.

Maamulka Halgan.net ayaa hambalyo gaar ah u diraya Hassan Sunni iyo Roda Sheikh Ahmed Sugule waxaana leenahay Baarakallah Lakum Wabaaraka Calaykum Wajamaca Baynakumaa Fii khair.

no images were found

Halgan.net
Seattle

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online