Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Cali Jowhar Boorame Sh.Maxamed Umal(Daawo)

June 1, 2014 - Written by Editor

MasjdiBoorame:-Waxaan idiin soo gudbineysaa khudbadii Jimacaha ee Masjidka Cali Jowhar ee magaalada Boorame waxaana khudbada jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal.

Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu khudbadii Jimacah uga hadlay macduuc qiimo badan oo ah Tazkiyatu Nafsi , dadweynaha reer Boorame ayaa waxaa  ay si weyn uga soo qayb galeen Khubadii Jimce ee Shiikh Umal waxaan la arkayey dadweynaha oo dul saaran masjidka korkiisa iyo hoosba

Hoos ka Daawo Khudbada Masjidka Sheekh Cali Jowhar oo uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal

Halgan.net
Boorame

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online