Loolanka Madaxtinimada Iyo dhibaada uu ku reebay 2009 Sh Bashiir Axmed Salaad (Dhageyso)
June 25, 2014 - Written by EditorMuqdisho :-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Bashiir Axmed Salaad 2009 kii waxaana uu Sheekha uga hadlay muxaadaradiisa (Loolanka Madaxtinimada Iyo Hantida Iyo Saameynta uu ku Leeyahay Dhibaatada Soomaaliya ) wuxuuna Sheekha si fiican uga hadlay xaalada dalka iyo meesha uu marayo.
Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa qodobeeyey mushkilada Soomaaliya in ay inta badan salka ku heyso tartanka xukunka iyo faragalinta iyo danaha laga leeyahay Soomaaliya.
Xaalada dalka Soomaaliya oo soo maray maraaxil kala duwan ayaa waxaa uu haatan marayaa in la isku heystaa Maamulo ku saleysan Federaaal iyo qabiil kuwaas oo sii murjiyey xaalada dalka .
Hoos Ka Dhageyso Loolanka Madaxtinimada Iyo Hantida Iyo Saameynta Uu Ku Leeyahay Dhibaatada Soomaaliya Sheekh Bashiir Axmed Salaad
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/69303z31nu/loolan_Sh_Bashiir.mp3]Ama Halkan Mp3
C/casiis Maxamed
Halgan.net
Muqdisho