Maamulka Halgan.net oo hambalyo u diraya shacabka Soomaaliyeed

June 28, 2014 - Written by Editor

halgan1Boosaaso;.Maamulka shabakadda Halgan.net ayaa shacabka muslimiinta meel walba oo ay joogaan waxay ugu hambalyaynayaan dhalashada  bisha Ramadaan waxaana alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo dhamaanteen cibaadadeena.

Shacabka Soomaaliyeed ee Muslinka ah waxaana alle u weydiineynaa in uu ka dulqaado dhibaatada rabina dhamaantood ka aqbalo cibaadada ay gudanayaan bishan ramadaan.

Halgan.net ayaa sidii aad uga barateen waxaan ay idiin soo tabin doontaa bisha ramadaan  tawjiihaadka culumada Soomaaliyeed meel walba ay joogaan hadii alle idmo.

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online