Markaska Umu Salama ee magaalada boorama oo xaflad qabtay (Daawo)

June 28, 2014 - Written by Editor

Snapshot(0)Boorame:-Markaska Umu Salama wuxuu khaas uu yahay dumarka iyadoo lagu barto qur aanka kariimka mudadii ugu danbaysayna wuxuuna ku guuleystay in uu soo saaro caruur baratay qu,aanka kuwaas oo ah caruurta dantayar ee waalidadood waxba haysan iyo kuwa agoon ah.

Maamulka Markaska ayaa tilmaamay in ay caruurta qaarkood aad u baahan yihiin in ay bartaan qu,aanka Kariim , Maamulka Markaska ayaa sheegay in caruurta ay noqon doonto mustaqbalka dalka loona baahan yahay in mustaqbal loo sameeyo

Maamulka Markaska Umu Salama ayaa ugu baaqay dhamaan qurba joogta in ay garab istaagaan waxayna sida gaar ah ugu mahad celiyeen qurba joogta dalka Mareykanka oo markaska ka caawiyey iyaga oo bixiyey lacag dhan 350 USD waxaana loogu qeybiyey 10 danyar iyo arday oo agoon ah

no images were found

Hoos ka Daawo Xaflada ay markaska Umu Salama u qabtay Ardayda Markaska Umu Salama

Uurka Badbaado
Boorame

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online