Mu’asasad Al-Minhaaj oo kulan Cilmiyeed u qabatay Ardeyda wax kabarata Schoolka Xaaji Cali (Video)

June 16, 2014 - Written by Editor

xaajiGarowe:- Waxaa shalay kulan Cilmiyeed loo qabtay Ardayda wax ka barta Machadka Lagu Magacaabo Xaaji Cali ee ku yaala Magaalada Garowe ee Xarunta Putlannd Kulan Cilmiyaadkaasi waxaa soo Qaban Qaabisay Mu’asasada Al Minhaaj Faraceyda kale ee Magalada Garowe Yahay  waxayna ugu tala Gaashay Mu’asasada Al Minhaaj siddii Ardeyda Iyo Dhalinyarada wax ka Barata Macaahida Iyo Schoolada Kale aqoontooda kor loogu  qaadi lahaa .

Ardeyda Shalay Loo Qabtay Kulandkani Ayaa Waxay Ka Socdeen Kuliyada Caafimaadka Ee Schoolka Xaaji Cali Waxaana kasoo Qayb Galay Culimadiinka Iyo Marti Sharaf Kale Waxaana Lagu Xusuusinayay  Ardeyda Qaabka Aduunkooda Iyo Aaqiradooda ay u baran Lahaayeen Ayna Ugu dadaali Lahaayeen Inay Hagaajiyaan Akhlaaqdooda Iyo Inay Ku Kalsoonadan Wax Barashadooda Ayna Ka Diktoonaadaan Inay Tahriib Iyo Inay Ku Hamiyaan Inay Qurbaha  U Tahriibaan.

Culumada kulanka ka soo qayb galay waxaa  ka mid ahaa Sheekh Muqtaar Axmed Faarax Wuxuuna Kala Hadlay Ardeyda Shucuurta  Iyo Musuuliyadeyda Iyo dacwada Alle Muxadaarada kale waxaa  soo Jeediyay Sh.Cabdi Qani Wuxuuna kaga hadlay  Tahriibta Iyo AKhlaaqda Wanaagsan waxayna ku soo gabagabooday jawi wanagsan

Hoos Ka Daawo Video ga Kulan Cilmiyeedkii Loo Qabtay  Schoolka Xaaji Cali Ee Magaalada Garowe

Mu’asasatu Al Minhaaj

 

Magaalada Garowe

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online