Muxaadaro Altowba Shekh Cabdirisaaq Sugulle (Daawo)

June 14, 2014 - Written by Editor

Shekh Cabdirisaaq SugulleFinland:-Masjidka Alhudaa ee magaalada Helsinki ee Finland ayaa waxaa maalintii Jimcihii ee 13.6 waxaa ku soo dhamaaday dowro loo qabtay dhalinyarada magaalada, taasoo ay ka qayb galeen in ka badan 160 dhalinyaro ah.. Waxaana dowradaas ka soo qaybgalay sannadkan qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed sida Sh Mustafa Xaaji Ismaaciil ,Sh Cali M. Saalax iyo Sh Cabdiraxmaan Abyad..

Waxaa sidoo ka qayb galay Sh Cabdiweli Sh Maxamed Yuusuf oo ah imaamka masjidka iyo ducaadda masjidka qaarkood.. Waxaa ka baxay dowrada muxaadaraad , duruus iyo barnaamijyo dhinaca suugaanta iyo luqadda Soomaaliga ah..

Hoos ka Daawo muxaadaro Altowba waxaana  Shekh Cabdirisaaq Sugulle

Ismail Muse
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online