
(June 11, 2014)
AdisAbaba:-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ka qaybgalay Kulankii 26-aad ee aan Caadiga Ahayn ee Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay lagu soo gabagabeeyay magaaladd

(June 11, 2014)
Marka:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada ee DFS Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta gaaraya magaalada Marka ee xarunta gobalka Shabeellaha Hoose waxaana socdaalkiisa ku weheliyey wasiirka

(June 11, 2014)
Garoowe:-Xafladaasi ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka tirsan Saddexda Gole ee Puntland,Saraakil ka socday Hay’adda Qanadarasyada u qaabilsan dalka Talyaaniga ‘’UNOPS’’ Waxgarad,Maamulka

(June 10, 2014)
Garoowe:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa ka Jeedinaya Masjidka wey Al Hudaa ee Magaalada Garowe ee xarunta Puntland muxaadaro qiimo badan halkaas oo uu gaaray maanta Sheekhu allaha dhowree. Mux

(June 10, 2014)
Garoowe:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa habeenkii labaad ka jeediyey muxaadaro Masjidka Al-Hudaa ee magalaada Garoowe ee xarunta Puntland waxaana muxaadarada caawa ka soo qeyb galay wasiiro ,xildhibaa

(June 10, 2014)
Mombaza:-Waxaa saaka lagu dilay magaalada Mombaza ee dalka Kenya Allaha u naxariistee Sh.Maxamed Idiriis oo ka mid ahaa culumada dalka Kenya ee ku dhaqan magaalada Mombaza waxaana dilka geystay koox h

(June 10, 2014)
Waxaa Halgan.net soo gaaray nuqul qoraal ah oo ka yimid Sh Maxamed Idirs oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed haddana ku sugan dalka Maraykanka , Sh Maxamed Idirs ayaa qoraalkiisa ku sheegay in uu Nabad Qaabkii looga sagootiyey Sh Umal Sool iyo soo dhaweyntii Garoowe (Daawo)
(June 9, 2014)
Garoowe:-Waxgaradka iyo Culumada gobalka Sool ayaa si weyn u soo xagootiyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo dhowr maalmood ku sugnaa magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool waxaana ay sheekha u sog Radio Halgan “Manhajka Dacwada Ambiyada” Sh Bashiir Axmed Salaad (Tijaabo)
(June 9, 2014)
Waxaa dib hawada ugu soo laabtay Halgan Radio Live oo aad uga barateen in Nadwooyinka iyo duruusta culumada live u soo tabin jiray alle mahadiis.Dhamaan waxaan u mahad celinaynaa howlwadeenada Halgan Muxaadaraadkii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal u jeediyey Dumarka Laascaanood (Dhageyso)
(June 9, 2014)
Laascaanood:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa muxaadarooyin qiimo badan u jeediyey gabdhaha Muslimaadka ah ee ku dhaqan magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool wuxuuna u jeediyey muxaadaro cinwaan
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|