
(June 9, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn oo aan bulshadu u kala harin haddii ay ahaan lahaayeen masuuliyiin iyo shacaba ay u ku soo dhaweeyeen magaada Garoowe Sh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo saaka k Raisulwasaaraha DFS oo ku baaqay in la Joojiyo Dagaalka ka socda Sh Hoose
(June 9, 2014)
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed oo saaka shir gudoominayey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen gudiyadda Amniga iyo Siyaasadda ayaa ku baaqay in

(June 9, 2014)
Garoowe:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaaliya ayaa lagu wadaa maanta in uu gaaro magalada Garowe xarunta dowladda Puntland. Sh Maxamed Cabdi Umal oo maalmihii la soo dhaa

(June 9, 2014)
Taleex:-Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa shalay ka bilowday shir balaaran oo ay halkaas ku leeyihiin beelaha deegaanada SSC , Shirkan ayaa waxaa ka soo qeyb galay ergo ka kala timid dibadda i Almajd Tv oo kulan gaar ah la yeeshay Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)
(June 9, 2014)
Mecca:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hay,ada culumada Soomaaliya ahna Amiirka Jamaacat Ictisaam bilkitaab wasuna ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga haday horumarka ay sameysay dacwa Islaamiga

(June 8, 2014)
Gaalkacyo:-09/09/1435H kuna began 07/06/2014, Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug waxaa ka furmey Dowro ay soo qaban qaabisiyey qabashadeeda & fulinteedaba Mu’asasada Dacwada & Tacl

(June 8, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Caawa ka dhacdey Masjid Jaamaca Weyn ee magaalada Laascaanood Muxaadaradii u danbeysey oo uu ka Jeediyey Sh.Maxamed Cabdi Umal oo habeenkii Saddexaad ka galaya Muxaadarooyina Taxane

(June 8, 2014)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayay qunsulka safaarada Dowladda Turkiga ee Soomaaliya Cumar Faaruuq ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyay magaalada Bosaso ee xarunta ganacsiga ee Puntland. Soo dhawaynta Wa

(June 8, 2014)
Laascaanood:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa Saaka la Yeeshey Kulan Ballaadhan Ducaadda GobolK Sool iyo Nawaaxigiisa .Kulankaan ayaa waxaa uu ka dhacey Hoolka Wayn ee ee Mac-hadka Alfurqaan , Waxaana Kulan

(June 8, 2014)
Laascaanood:-Laascaanood Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa maanta waxaa uu muxaadaro gaar ah u jeediyey dumarka magaalada Laascaanood waxaana ay muxaadarada ka dhacday masjidka weyn ee jaami
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|