
(June 25, 2014)
Boorame:-Xaflad aad Uu Balaadhan Oo lagu soo gabogabaynayey Sanad dugsiyeedka 1433-1434 Hijriyada Amase 2013-2014 Miiladii ayaa lagu qabtay Machadka Saylac ee Ku Yaal Magaalada Borama. Xaflad oo ahayd Golaha wasiirada DFS oo taageeray heshiiskii maamulka Koonfur Galbeed ee ka dhacay Muqdisho
(June 24, 2014)
Muqdisho:-Golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho caawa ayaa soo dhaweeyey heshiiskii shalay Muqdisho lagu gaaray ee lagu taageeray dhisidda maamulka

(June 24, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta maxkamadda ciidamada qalabka sida ee dowladda Puntland gaar ahaan gobollada Gardafuu, Bari, Karkaar, Sanaag iyo Haylaan la hor keenay eedeysanayaal lagu eedeeyey in ay ka danbeey

(June 24, 2014)
Waxaa caawa ka dhacay xarunta Jaaamada Nugaal University ee magaalada Laascaanood Kulan u dhexeeya Maamulka iyo Ardayda ka qalinjabisay Jaamacada Nugaal University sanadkaan iyo weliba sanadkii hore

(June 24, 2014)
Garoowe:-Dhammaan Muslimiinta jecel in ay la baxaan hantida Alle siiyey bisha barakaysan ee Ramadan, dhammaan dadka jecel in ay afuriyaan walaalahooda muslinka ah ee Sooman , Waxaa lala socodsiinayaa

(June 24, 2014)
Muqdisho:-Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaalka Dowlada Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegey in uusan sharciga fedraalka ku saleysneyn isla markaana aysan wasaaradiisa waxba kala socon he

(June 24, 2014)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa markii ugu horeysay waxaa ay ka hadashay mowqifkeeda ku aadan heshiis ay shalay madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya , Madaxda IGAD Kenya , Itoobiya iyo xubno ka tirs

(June 24, 2014)
London:-Maandooriyaha Qaadka ayaa Maalinta Berri (24.06) ka billaabato Mamnuuc ka ah Dalka Britain, ka dib markii dalkaasi uu Qaadka ku daray maadooyinka daroogada ah.Maanta oo Isniin ah ayaa ah maali

(June 23, 2014)
Baydhabo:-Madaxweynaha lixda Gobol ee Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow ayaa ka horyimid heshiis maanta ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo lagu sheegay in uu ahaa gogol xaar maamul loogu magacdaray Maa

(June 23, 2014)
Kismaayo:-Maamulka KMG ah ee Juba ayaa soo dhaweeyey heshiiskii dhexmaray labadii garab ee Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed waxaana arinkaas ka hadlay Afhayeenka maamulka Jubba Cabdinaasir Seeraar Ma
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|