
(June 23, 2014)
Nairobi:-Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane C/wali Maxamed Cali Gaas iyo Wafti Balaaran oo uu hogaaminayo ayaa si maqaamsare loogu soo dhaweeyay dalka Kenya. Waftiga uu Hogaaminayo Madaxwayne Gaas

(June 23, 2014)
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Nicholas Kay, ayaa soo dhoweeyay heshiiska maanta la gaaray ee ah in maamul goboleed cusub oo ku meelgaar ah lag

(June 23, 2014)
Muqdisho:-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta magaalada Muqdisho heshiish ku dhex dhigtay labadii garab ee Maamul Goboleedka

(June 23, 2014)
JigJiga:-Xafladan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka soo qayb galay boqolaal ka mid ah ardayda wax’ka barata uskuulka imaamu shaafici ee magaalada jigjiga, qaar ka mid ah w

(June 23, 2014)
Gaalkacyo: Waxaa habeenkeedii labaad gashay Nadwado cilmiyeeddii 6aad ee ka socotay magaalada Gaalkacyo ee xaruna Gobalka Mudug ,iyadoo cinwaanka muxaadaradu uu ahaa Macsida iyo raadka xun ee ay kul

(June 23, 2014)
Jigjiga:-Hay,ada SAAD ayaa deeq isugu jirta noocyada kala duwan ee daawooyinka iyo qaybo ka mid ah qalabka caafimaadka ee bukaanka lagu baadho soo gaadhsiisay isbitaalka karamardha ee magaalada jigjig

(June 23, 2014)
Garoowe:-Waxaa maantay ka bilaabatay hoolka dugsiga sare ee Al-waaxa ee magaalada Garowe dowradii xagaaga loo qaban jiray ardayda waxka barata dugsiyada sare iyo macaahidda ku yaal caasimada Pun

(June 23, 2014)
Boorame:-Waxaa maalintii shalay lagu soo khatimay barmaamij badbaadi nolashaada oo ay soo dyaariyeen Ururka badbaado ayaa waxaa qaybtiisii labaad ka soo qayb galay culimo aad u qimo badan waxaa ay jee

(June 23, 2014)
Muqdisho:-Saraakiisha Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta sheegtay in ay duqeyn ku dishay in 80 askari oo ka tirsan Al-Shabaab ka dib markii ay duqeyn dhanka cirka ah ay la beegsadeen xarumo ay Al-

(June 22, 2014)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si nabad galyo ah uga ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Egal international waxaana Sheekh si weyn u sii sagootoyey culumada iyo ducaada ku dhaqan magaalada Harg
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|