
(June 18, 2014)
Bosaaso:-Waxaa xalay ka dhacay Masjidka weyn ee Al-rowda ee magaalada Boosaaso muxaadaradii koowaad ee uu jeedinayo Sh.Maxamed Cabdi Umal oo shalay soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bar

(June 18, 2014)
Laascaanood:-Waxaa Maanta oo ay Arbaca tahay 18-06-2014 lagu soo gabagabeeyey Machadka Alfurqaan Lasanod- gebi ahaanba Imtixaandii Sanad Dugsiyeedka 2013-2014 ee Sanadkan oo dhami ka Socdey Machadka A

(June 18, 2014)
Gaalkacyo:-Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad ee nooceeda ah uuna qabto Ururka Beder ee Ardayda ka baxday Machadka Al- Faaruuq ayaa waxaa ay soconaysaa Muddo bil ah. Dawrada oo loogu tala galay i

(June 18, 2014)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan uu saaka ka dhacay gudaha Isbitaalka Keysaneey ee duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho waxaana qaraxa la rabay in Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo beeniyey in Al-shabaab ka danbeysay weeraradii ka dhacay Lamu.[Video]
(June 17, 2014)
Nairobi:-Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta oo galabta khudbad u jeediyey warbaahinta dalka Kenya ayaa beeniyey in Ururka Al shabaab, ka danbeeyey weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolka Xeebta a

(June 17, 2014)
Buuhoodle:- Maanta oo ay taariikhu tahay 17-06-2014 ayaa waxaa ay Jaamacada bariga afrika faraceed Buuhoodle u soo gabagabaysay siminaar socday mudo saddex maal mood ah Ardayda ka qalin jebisey dugsiy

(June 17, 2014)
Sudan:-Sidda aan lawada soconayba waxaa soo jiitay indhaha warbaahinta iyo rayul-caamka umada Soomaaliyeedba jawlada balaaran oo caalimka Soomaaliyeed Fadiilatu Sh.Maxamed Cabdi Umal uu bilihii ugu da

(June 17, 2014)
Boosaaso:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culimo ah oo maalmahaan ku marayey socdaal dacwadeed goboladda iyo degaa

(June 17, 2014)
Lamu:-Wararka ka imaanaya deegaanka Mpeketoni ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerear ku qaadeen deegaano ku dhaw Mpeketoni waxaana weerarka ka dhashay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac .Warar hordh

(June 16, 2014)
Carmo:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta socdaal dacwadeed uga soo baxay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar aya waxaa uu ku soo hakaday magaalada Waaciye isagoo uga soo gudbay magaalada C
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|