Puntland oo ka hadashay qabsashadii ciidanka S/land ee Degmada Taleex

June 12, 2014 - Written by Editor

plGaroowe:-War-Saxaaafadeed ka so baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Puntland  ay ka go’an tahay in ay difaacdo xuduudaha dhulkeeda waxaan warsaxaafeedkaan uu ku soo beeg mayaa xili saacaddo ka hor ciidamo ka socda S/land ay qabsadeen degmada Taleex ee Gobolka Sool. Dowladda Puntland ayaa ku tilmaamtay duulaanka S/land ay ku qabsadeen degmada Taleex uu barbar socdo falal argagixiso  oo lagu khalkhal gelinayo  deganaashaha xuduudaha Puntland.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka Puntland oo nuqul ka mid ah soo gaaray Halgan.net

no images were found


Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online