Sh.Maxamuud Maxamed Xaliike Axkaamta Soonka Iyo Shuruudaha la iska doonayo [Dhagayso]

June 29, 2014 - Written by Editor

vlcsnap-2014-04-19-16h49m21s182Walaalayaal halkaan waxaan idiinku soo gudbinayaa naseexo uu jeediyey Sh Maxamuud Maxamed Xaliika oo uu uga hadlay Axkaamta soonka iyo Shuruufaha la iska doonayo isagoo Sheekhu alle ka baryey in alle cibaada noogu kaalmeeyo bishaan Ramadaan si aan uga faa’iidaysano siduu raaliga ka yahay, Sh Maxamuud Maxamed Xaliika ayaa waxaa darsigaan uu uga hadlayaa Axkaamta Soomka isagoo Shiikhu uu tilmaamay in muhiim tahay in qof walba uu barto Axkaamta Soomka. Sh Maxamuud Maxamed Xaliika ayaa waxaaa uu tilmaamay dhowr arrimood oo ay muhiim tahay in qofka uu ku ku dadaal bishaan Ramadaanka si uu san uu ajarkiisu  u waajin waxaan ka mid ah:-

1. Walalayaal aan ilaahay ugu mahadino inuu na soo gaadhsiiyey bishaan, dad badan baan soo gaadhin.

2. Cibaadad ugu horeysa aan kadhigno inaan ka fogaano wixii ramadaan ka hor xaaranta naga ahaa sida: xanta, beenta, xaasidnimada, dulmiga, daba galka ceebaha muslimiinta, fadhi ku dirirka  waqti lumiska iwm

2. Aan ku dadaalno cibaadadka waajibka ah sida: salaada oo waqtigeeda aan ku tukano, sunaheeda iyo athkaarteeda.

3. Quraanka oo aan ka dhigano waxaan hiigsanayno inuu noqdo inaan ku tadaburno, waxaa aad xoog loo saara in dhawr goor la dhameeyo, waxaase ka muhiimsan inaanka dhigano akhlaaq deena quraanka.

4. Aan ka fogaano dhexgelka dadka faraha badan wuxuu keenaa qalbi qalal iyo waqti lumis, waxaan oran karaa dariiqa keliya ee ramdaan aan uga faaideysano karno waa inaan ku dadaalna kelinimada

5. Adkaarta iyo ducada oo aan joogteyno

6. Muslimka oo aan caffino una duceyno

8. Qaraabada iyo waalidka oo aan xiririno

9. Dadka aan masulka ka nahay oo ku borino bishaan inay ka faaideystaan.

10.Cuntada oon aan yarayno.

11. Sadaqada iyo dad afurinta ooaan ku dadaalno.

12. In badan qalbigeena aan ku mashquulino aakhiro iyo qabriga iyo waxa naga horeeya.

13, Xalaasha oo aan quudano

14. Dulmiga iyo xaarnta oo aan ka fogaano;;

Hoos ka Dhagayso darsigii koowaad ee Axkaamta Ramadaaka Sh Maxamuud Maxamed Xaliika

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/8iauii6qic/cashirkii_1_aad_ramadanka_sh_xalike.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online