Sh. Shibli oo maanta kaga hadlay Khudbadii Jimcaha Axkaamta Soonka [Dhageyso]

June 27, 2014 - Written by Editor

shibliNairobi:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa khudbadii jimaha ee maanta waxa uu uga hadlay axkaamta Soonka. Sheekha, ayaa faahfaahin ka bixiyey ugu horreyn dadka uu ku waajibay soonka, isagoona si cilmi ah ugu dheeraaday axkaamta kala duwan ee Soonka. Sh. Shibli, ayaa sidoo kale si wanaagsan uga hadlay waxyaabaha uu soonku ku ansaxo iyo waxyaabaha buriya, wuxuuna sheekhu carrabka ku adkeeyey in dadka looga baahan yahay iney bartaan axkaamta soonka.

 

Hoos ka Dhagayso Khudbadii Jimce ee Masjdka Al-hidaaya ee Nairobi Sh Shibli

[audio: http://k007.kiwi6.com/hotlink/xn0sjz1aup/soonka_sh_shibli_khudbah.mp3]

Halkaan ka Dhagays Mp3

 

Mohamed Ahmed Ismail

Halgan.net, Nairobi

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online