Almajd Tv oo kulan gaar ah la yeeshay Sh Bashiir Axmed Salaad (Daawo)

June 9, 2014 - Written by Editor

shbashiirMecca:-Sheekh Bashiir Axmed Salaad gudoomiyaha hay,ada culumada Soomaaliya ahna Amiirka Jamaacat Ictisaam bilkitaab wasuna ayaa waxaa uu si faahfaahsan uga haday horumarka ay sameysay dacwa Islaamiga ee Soomaaliya. Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dalka Soomaaliya ay ka jirto baraarug Islaami ah dhan walba aysan shacabka Soomaaliyeed ay yihiin shacab Muslin ah oo diin jecal kuna xiran culumadoda .

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in dhaqdhaqaayada Islaamiga ee ka jira Soomaaliya ay wax badan ka qabteen dhanka tacliinta iyo mashaakil badan oo ku wajahnaa Soomaaliya balse ay wili jiraan dhibaatooyin kala duwan. Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sido kale ka hadlay mashaakilka heysta muslimiinta guud ahaan iyo kan Soomaaliya waxaana uu sheegay in dhibka inta badan uu ka jiro gudahood balse ay jiraan shirqoole badan oo loo maleegayo .

Hoos ka Daawo Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo kulan gaar ah uu la yeeshay Tv Almajd

Halgan.net
Mecca

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online