Sh.Umal oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho (Masawiro)

June 14, 2014 - Written by Editor

DSC06042Qardho:-Waxaa goordhow si weyn loogu soo dhaweeyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah oo la socday magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar waxaana soo dhaweynta Sheekha ka qeyb qaatay culumada magaalada Qardho ,ardayda,Cuqaal iyo Isimo.

Waxaa kale oo soo  dhaweynta Sheekh ka qeyb qaatay dadweyne aad u tiro badan ,Maamulka gobalka oo uu horkacayo gudoomiyaha gobalka Karkaar.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa markii uu saaka ka soo baqoolay magaalada Garoowe ee xaruunta Puntland waxaa uu ku sii hakaday Dangorayo waxaana uu dadweynisii soo dhaweeyey u jeediye muxaaaro isaga oo uga jawaabay su,aalo dhowr ah oo ay Sheekha weydiiyeen

Intaas ka dib ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culuma ah oo la socday u sii gudbay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar taas oo si weyn loogu soo dhaweeyey

no images were found

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Inshalaah  Muxaadardaadka uu ka jeedin doono Sheekha Masjidka Cumar Ibnu Khadhaab ee magaalada Qardho

Hoos ka Daawo Masawirada Sheekh  Umal oo ku sugan deegaanka Dangorayo oo uu muxaadaro u jeediyey

no images were found


Musasat Al-Minhaaj
Halgan.net

Qardho

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online