S/land Tv oo waraysi gaar ah la yeeshay Sh Maxamed Cabdi Umal.[Daawo]

June 2, 2014 - Written by Editor

5Hargeysa:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal oo in muddo 2 todobaad ah ku joogay safar dacwadeed magaalada Hargeysa ee xarunta S/land muxaadarooyin tiro badan ka galay Magaalooyinka Hargeysa, Gabilay, Boorama,Berbera iyo Dila ayaa waxaa uu mar kale waraysi gaar ah siiyey Sland Tv Waxaan shiikh waraysiga la yeeshay Maxamed Ahmed Shabeel isagoo wax ka wiidiiyey shiiikh Taariikh nololeedkiisa iyo su’aalo badan oo taabanaya xaaladda dalka Soomaaliya.

Hoos ka Dhagayso Waraysiga uu Sland Tv la yeeshay Sh Maxamed Cabdi Umal

Source: Sland Tv
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online