Wafdi uu hogaaminayo Sheekh Umal oo gaaray magaalada Berbera

June 2, 2014 - Written by Editor

barbaraBerbera:-Sheeekh Maxamed Cabdi Umal ,Sheekh Maxamed Cali Gadhle iyo wafdi culimo ah ayaa  gaaray  magaalada Berber , sheekha iyo wafdigiisa  ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Berbera markuu gaadhay;waxaanu isla caawaba uu muxaadaro qiimo leh u jeediyay dadweynaha reer Berbera,taasi oo uu ku qaadaa dhigay nimcooyinka ilaahay,gaaar ahaana nimcada weyn ee islaamninada iyo iimaanka.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si faahfaahsan uga sheekeeyay qiimaha diinta,qofka waxa haga ee uu ku horumaraa inay tahay islaamnimada,iyo iimaanka,isagoo dadkii ka soo qaybgalay u sheegay in loo baahanyay in nimcadaasi laga mahadnaqo.Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sidoo kale ku booriyey dhalinyarada in ay bartaan diintooda ayna ku dhaqmaan

Sheekh Max’ed Cabdi Umal ayaa socdaal dacwo ku jooga S/land waxaana uu ka jeediyey muxaadarooyin iyo khudbado uu kaga hadlay mawduucyo kala duwan,iyadoo dadweynuhuna su’aalo ay weydiinayeen.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu socdaal dacwo ku maray Hargeysa,Boorame  ,Gabiley,Wajale iyo dilla.

Musasada Al-Karam
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online