Waraysi Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha Tv-ga Horn Cable Tv iyo Sh Umal.[Daawo]

June 1, 2014 - Written by Editor

waraysiHargeysa:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo in muddo 2 todobaad ah ku joogay safar dacwadeed magaalada Hargeysa ee xarunta S/land muxaadarooyin tiro badan ka galay Magaalooyinka Hargeysa, Gabilay, Boorama, iyadoo la filayo in Sheekh Umal uu deegaano kale oo hor leh uu ku gaaro safaro dacwadeed. Waraysigaan ayaa waxaa daadihinayey Wariye Cabdillaahi Bershiya waxaan uu Shiikh Umal uu wiidiiyey Su’aalo mihiim ah oo ay ka mid ahaayeen Taariikh Nololeedkiisa, Culimada uu Sheekhu xidhiidhka la leeyahay iyo culimada uu cilmiga uu ka soo qaatay.

Hoos ka Dhagayso Barnaamijka Diinta Iyo Nolosha Tv-ga Horn Cable Tv iyo Sh Umal


Source Tv-ga Horn Cable Tv
Halgan.net , Hargeysa

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online